Qaamuuska Asalka
baayactan
(-amay, -antay)Falmg1
Macnaha
Wax iib u yaal qiimahooda ka doodid.
Erayo la-mid ah
baaySaamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobad…baayacWax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.baayacadWeyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.baayacashold baayacad.baayacmushtar; biicmushtari.baayactamidld baayactan¹.baaybalKitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaank…baayicidld baayac¹.

