Qaamuuska Asalka
baatulid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld baatul¹.
Erayo la-mid ah
baatadMarka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qa…baatiDhar cudbi ah, adag oo midabo leh.baatirQaalin geel ah oo aan rimin waqtigii ay rimi lahayd.baatoolojiQayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku shuqul leh cudurrada, w…baatulHanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii duka…baatulanWax la baatulay noqosho (hanti).baatulanWax la baatulay ahaansho (hanti).baatulnaanld baatulnaansho.

