Qaamuuska Asalka
baatul
(-ulay, -ushay)Falg1
Macnaha
Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii dukaankii buu baatulay”.
Erayo la-mid ah
baatadMarka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qa…baatiDhar cudbi ah, adag oo midabo leh.baatirQaalin geel ah oo aan rimin waqtigii ay rimi lahayd.baatoolojiQayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku shuqul leh cudurrada, w…baatulanWax la baatulay noqosho (hanti).baatulanWax la baatulay ahaansho (hanti).baatulidld baatul¹.baatulnaanld baatulnaansho.

