Qaamuuska Asalka
baatooloji
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku shuqul leh cudurrada, waxyaabaha sababa iyo dhibaatada ay gaadhsiiyaan jidhka.
Erayo la-mid ah
baatadMarka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qa…baatiDhar cudbi ah, adag oo midabo leh.baatirQaalin geel ah oo aan rimin waqtigii ay rimi lahayd.baatulHanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii duka…baatulanWax la baatulay noqosho (hanti).baatulanWax la baatulay ahaansho (hanti).baatulidld baatul¹.baatulnaanld baatulnaansho.

