Qaamuuska Asalka
baahnow
(-naaday, -naatay)Falmg3
Macnaha
U b.: qof baahan noqosho. Tus. “Ebedkiisa lacag ha u baahnaado, kolba anigu wax u diri maayo”.
Erayo la-mid ah
baahWar, cudur, daad iwm aad u faafid.baahan1. Wax baahi hayso ahaansho (nafley). 2. U b.: wax wax u muc…baahawadaagB. ah: dad iskaashi iyo wax wadaqabsi ka dhaxeeya.baaheeU b.: qof ama dad dhibaateysan hanti u uruurin.baahi1. Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; g…baahiU b.: cid in ay wax u baahato badid.baahidld baah¹.baahillaaweQofka aan cidna u baahnayn; Alle.

