Qaamuuska Asalka
baahawadaag
MagacDhexdhexaadkh
Macnaha
B. ah: dad iskaashi iyo wax wadaqabsi ka dhaxeeya.
Erayo la-mid ah
baahWar, cudur, daad iwm aad u faafid.baahan1. Wax baahi hayso ahaansho (nafley). 2. U b.: wax wax u muc…baaheeU b.: qof ama dad dhibaateysan hanti u uruurin.baahi1. Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; g…baahiU b.: cid in ay wax u baahato badid.baahidld baah¹.baahillaaweQofka aan cidna u baahnayn; Alle.baahinld baahis.

