Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baahee

(-heeyay, -heysay)
Falg2

Macnaha

U b.: qof ama dad dhibaateysan hanti u uruurin.

Erayo la-mid ah

baahWar, cudur, daad iwm aad u faafid.baahan1. Wax baahi hayso ahaansho (nafley). 2. U b.: wax wax u muc…baahawadaagB. ah: dad iskaashi iyo wax wadaqabsi ka dhaxeeya.baahi1. Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; g…baahiU b.: cid in ay wax u baahato badid.baahidld baah¹.baahillaaweQofka aan cidna u baahnayn; Alle.baahinld baahis.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms