Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baacug

(-gyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.

Erayo la-mid ah

baac1. Cabbir dhererka u dhaxeeya labada gacmood marka la kala f…baaci/mg2 (iyay, -isay) 1. (f.g)Wax baac ku cabbirid. 2. (f.g) Wa…baacsanWax baac lagu cabbirey ahaansho.baacsanaanld baacsanaansho.baacsanaansho/dh ld baacsanaan.baacsashold baacsad, baacsi.baacsoWax cararaya ceyrsasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms