Qaamuuska Asalka
baacso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Wax cararaya ceyrsasho.
Erayo la-mid ah
baac1. Cabbir dhererka u dhaxeeya labada gacmood marka la kala f…baaci/mg2 (iyay, -isay) 1. (f.g)Wax baac ku cabbirid. 2. (f.g) Wa…baacsanWax baac lagu cabbirey ahaansho.baacsanaanld baacsanaansho.baacsanaansho/dh ld baacsanaan.baacsashold baacsad, baacsi.baacug1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adk…

