Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baac

(-cyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cabbir dhererka u dhaxeeya labada gacmood marka la kala fidiyo. 2. Gacan la fidiyo iyo xabadka inta u dhexaysa.

Erayo la-mid ah

baaci/mg2 (iyay, -isay) 1. (f.g)Wax baac ku cabbirid. 2. (f.g) Wa…baacsanWax baac lagu cabbirey ahaansho.baacsanaanld baacsanaansho.baacsanaansho/dh ld baacsanaan.baacsashold baacsad, baacsi.baacsoWax cararaya ceyrsasho.baacug1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adk…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms