Qaamuuska Asalka
awo
(-wday, -watay)Falg3
Macnaha
Qof si marakudhegnimo u baryid.
Erayo la-mid ah
awood1. Kartida ay cidi u leedahay inay arrin meel mariso. 2. Xoo…awoodSummad P. Dhakhsaha hawl lagu qabtay ama ay tamari ku geddis…awood/mg1 (-day, -dday) (f.g) A./(f.mg) u a.: arrin wax ka qabash…awood-danabeedAwoodda danab ee qalab koronto waa xaddiga tamarta ee ku ged…awooddaranWax awood yar ahaansho.awooddarnaanld awooddarnaansho, awooddarri, awooddarro.awooddarnaansho/dh ld awooddarnaan.awoodeHaddii aad dhinca Illaah fiiriso, waxaad ula jeeddaa, in uu …

