Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

awood

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Kartida ay cidi u leedahay inay arrin meel mariso. 2. Xoogga muruqa.

Erayo la-mid ah

awood-danabeedAwoodda danab ee qalab koronto waa xaddiga tamarta ee ku ged…awooddaranWax awood yar ahaansho.awooddarnaanld awooddarnaansho, awooddarri, awooddarro.awooddarnaansho/dh ld awooddarnaan.awoodeHaddii aad dhinca Illaah fiiriso, waxaad ula jeeddaa, in uu …awoodla'aanWax aan awood lahayn; tabardarro; karti la'aan. ld awoodla'a…awoodla'aansho/dh ld awoodla'aan.awoodli'i'aan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms