Qaamuuska Asalka
awood-danabeed
(fiis.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Awoodda danab ee qalab koronto waa xaddiga tamarta ee ku geddisantahay hal halbeeg oo ammin ah. Awood danab waxa lagu cabbiraa Waat, summadduna waa P. Tamar danab QV ItV VI Ammin t t Awoodda danab ee Waat ah waxa lagu helaa taranta keyd faraqa V iyo qulqulka danabka ee Ambiiyeer (A).
Erayo la-mid ah
awood1. Kartida ay cidi u leedahay inay arrin meel mariso. 2. Xoo…awoodSummad P. Dhakhsaha hawl lagu qabtay ama ay tamari ku geddis…awood/mg1 (-day, -dday) (f.g) A./(f.mg) u a.: arrin wax ka qabash…awooddaranWax awood yar ahaansho.awooddarnaanld awooddarnaansho, awooddarri, awooddarro.awooddarnaansho/dh ld awooddarnaan.awoodeHaddii aad dhinca Illaah fiiriso, waxaad ula jeeddaa, in uu …awoodla'aanWax aan awood lahayn; tabardarro; karti la'aan. ld awoodla'a…

