Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

anshi

MagacLafdheeri

Macnaha

Anshax; asluub.

Erayo la-mid ah

anshax(etno.)Habka iyo hanaanka qof bulshada uu la noolyahay la dh…anshax-xumaanld anshax-xumaansho, anshaax-xumi, anshax-xumo.anshax-xumaansho/dh eeg anshax-xumow. ld anshax-xumaan.anshax-xumo1. Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. 2. ld ansax-xumaan.anshax-xumowQof anshax-xun noqosho.anshax-xunQof aan anshax wacan lahayn ahaansho.anshaxdaranQof aan anshax wacan lahayn ahaansho.anshaxdarnaanld anshaxdarnaansho, anshaxdarro.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms