Qaamuuska Asalka
anshax-xumaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld anshax-xumaansho, anshaax-xumi, anshax-xumo.
Erayo la-mid ah
anshax(etno.)Habka iyo hanaanka qof bulshada uu la noolyahay la dh…anshax-xumaansho/dh eeg anshax-xumow. ld anshax-xumaan.anshax-xumo1. Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. 2. ld ansax-xumaan.anshax-xumowQof anshax-xun noqosho.anshax-xunQof aan anshax wacan lahayn ahaansho.anshaxdaranQof aan anshax wacan lahayn ahaansho.anshaxdarnaanld anshaxdarnaansho, anshaxdarro.anshaxdarnaansho/dh ld anshaxdarnaan.

