Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

anshax-xumo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. 2. ld ansax-xumaan.

Erayo la-mid ah

anshax(etno.)Habka iyo hanaanka qof bulshada uu la noolyahay la dh…anshax-xumaanld anshax-xumaansho, anshaax-xumi, anshax-xumo.anshax-xumaansho/dh eeg anshax-xumow. ld anshax-xumaan.anshax-xumowQof anshax-xun noqosho.anshax-xunQof aan anshax wacan lahayn ahaansho.anshaxdaranQof aan anshax wacan lahayn ahaansho.anshaxdarnaanld anshaxdarnaansho, anshaxdarro.anshaxdarnaansho/dh ld anshaxdarnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms