Erayo la-mid ah
aloog1. Rabsho, dagaal iwmalooganWax la aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).alooganWax la aloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).aloognaanld aloognaansho.aloognaansho/dh ld aloognaan.aloogsoSi didmo iyo degganaan la'aan leh u kicid (nafley).aloolNooc dadabta aqalka ka mid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duu…aloosRabsho, dagaal iwm abuurid.

