Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aloogan

(-gmay, -gantay; -gmi)
Falmg1

Macnaha

Wax la aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).

Erayo la-mid ah

aloog1. Rabsho, dagaal iwmaloognaanld aloognaansho.aloognaansho/dh ld aloognaan.aloogsoSi didmo iyo degganaan la'aan leh u kicid (nafley).aloolNooc dadabta aqalka ka mid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duu…aloosRabsho, dagaal iwm abuurid.aloosanWax la aloosay noqosho (rabsho, dagaal iwm).aloosanWax la aloosay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms