Qaamuuska Asalka
aloog
(-gay, -gtay)Falg1
Macnaha
1. Rabsho, dagaal iwm
Erayo la-mid ah
alooganWax la aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).alooganWax la aloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).aloognaanld aloognaansho.aloognaansho/dh ld aloognaan.aloogsoSi didmo iyo degganaan la'aan leh u kicid (nafley).aloolNooc dadabta aqalka ka mid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duu…aloosRabsho, dagaal iwm abuurid.aloosanWax la aloosay noqosho (rabsho, dagaal iwm).

