Qaamuuska Asalka
aleelee
(-leeyay, -laysay)Falg2
Macnaha
Wax aleel ku qurxin.
Erayo la-mid ah
aleeggadLuuq macaanoo haweenku hees hawleedka ku qaadaan.aleeggadHees hawleed luuq macaan ku qaadid (haween).aleelBocol yaryar oo xeebaha badaha laga helo oo weelasha lagu qu…aleelaaleNooc dibqallooca ka mid ah oo aad u weyn oo dabada midabbo k…aleelatuurNooc faalka ay haweenku dhigaan ka mid ah oo ay aleesha ku f…aleelatuurAleel ku faalin (haween).aleelaysanWax aleel loo yeelay ahaansho.aleelaysnaanld aleelaysnaansho.

