Qaamuuska Asalka
aleel
(-lo, m.l)MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Bocol yaryar oo xeebaha badaha laga helo oo weelasha lagu qurxiyo; laji.
Erayo la-mid ah
aleeggadLuuq macaanoo haweenku hees hawleedka ku qaadaan.aleeggadHees hawleed luuq macaan ku qaadid (haween).aleelaaleNooc dibqallooca ka mid ah oo aad u weyn oo dabada midabbo k…aleelatuurNooc faalka ay haweenku dhigaan ka mid ah oo ay aleesha ku f…aleelatuurAleel ku faalin (haween).aleelaysanWax aleel loo yeelay ahaansho.aleelaysnaanld aleelaysnaansho.aleelaysnaansho/dh ld aleelaysnaan.

