Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aleelaale

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc dibqallooca ka mid ah oo aad u weyn oo dabada midabbo kala duwan ku leh, waabaayo halis ahna leh.

Erayo la-mid ah

aleeggadLuuq macaanoo haweenku hees hawleedka ku qaadaan.aleeggadHees hawleed luuq macaan ku qaadid (haween).aleelBocol yaryar oo xeebaha badaha laga helo oo weelasha lagu qu…aleelatuurNooc faalka ay haweenku dhigaan ka mid ah oo ay aleesha ku f…aleelatuurAleel ku faalin (haween).aleelaysanWax aleel loo yeelay ahaansho.aleelaysnaanld aleelaysnaansho.aleelaysnaansho/dh ld aleelaysnaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms