Qaamuuska Asalka
adeeryo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Goodirka midkiisa dheddig. ld aadeer.
Erayo la-mid ah
adeeg1. Hadal aan qornayn oo cid loo dhiibo si ay cid kale u gaar…adeeg1. Ka a.: xafiis, guri makhaayad iwm hawl hoosaad ka qabasho…adeegeQof dadka u adeega.adeego1. Cunto maalmeed suuq ka soo iibsasho. 2. Hawl keligii qabs…adeegsashold adeegsad, adeegsi.adeegso/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Cid adeeg u dirsasho. 2. (f.m…adeegtoHaweenay shaqo hoosaad ka qabata guryaha, xafiisyada iwm.adeer1. Nin waxa uu u yahay ilmaha walaalkii dhalay. 2. Hab xurmo…

