Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

adeegso

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Cid adeeg u dirsasho. 2. (f.mg) U a.: wax samayntooda qalab ama wax kale u isticmaalid. Tus. “Baaritaanka dhiigga kombiyuutar ayaa loo adeegsadaa”.

Erayo la-mid ah

adeeg1. Hadal aan qornayn oo cid loo dhiibo si ay cid kale u gaar…adeeg1. Ka a.: xafiis, guri makhaayad iwm hawl hoosaad ka qabasho…adeegeQof dadka u adeega.adeego1. Cunto maalmeed suuq ka soo iibsasho. 2. Hawl keligii qabs…adeegsashold adeegsad, adeegsi.adeegtoHaweenay shaqo hoosaad ka qabata guryaha, xafiisyada iwm.adeer1. Nin waxa uu u yahay ilmaha walaalkii dhalay. 2. Hab xurmo…adeernimoAdeer ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms