Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

adeego

(-gtay, -gatay)
Falmg3

Macnaha

1. Cunto maalmeed suuq ka soo iibsasho. 2. Hawl keligii qabsasho (qof).

Erayo la-mid ah

adeeg1. Hadal aan qornayn oo cid loo dhiibo si ay cid kale u gaar…adeeg1. Ka a.: xafiis, guri makhaayad iwm hawl hoosaad ka qabasho…adeegeQof dadka u adeega.adeegsashold adeegsad, adeegsi.adeegso/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Cid adeeg u dirsasho. 2. (f.m…adeegtoHaweenay shaqo hoosaad ka qabata guryaha, xafiisyada iwm.adeer1. Nin waxa uu u yahay ilmaha walaalkii dhalay. 2. Hab xurmo…adeernimoAdeer ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms