Qaamuuska Asalka
abuur
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld abuurid.
Erayo la-mid ah
abuuddoocanTimir yaryar, guduudan, aad u macaan oo ka baxda degmada Doo…abuudiiqA. ah: badeeco diiq, astaan ahaan dusha kaga sawiran.abuullanAwoowayaal hore oo cidi ka soo farcantay.abuumaqas1. Nafley bad ku nool ah oo leh jir qolof adag ku dahaaranta…abuuranWax la abuuray noqosho.abuuranWax la abuuray ahaansho.abuurcas/dh Nooc meseggada ka mid ah, oo midab guduud iyo caddaan u …abuure1. Eebbe. 2. Qof wax abuuraya ama wax beeraya.

