Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abuuddoocan

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Timir yaryar, guduudan, aad u macaan oo ka baxda degmada Doocan ee Yaman. ld abuuddocan.

Erayo la-mid ah

abuudiiqA. ah: badeeco diiq, astaan ahaan dusha kaga sawiran.abuullanAwoowayaal hore oo cidi ka soo farcantay.abuumaqas1. Nafley bad ku nool ah oo leh jir qolof adag ku dahaaranta…abuur1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld ab…abuurDabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.abuur1. Wax aan hore u jirin uumis. 2. Wax beerid.abuuranWax la abuuray ahaansho.abuuranWax la abuuray noqosho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms