Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abuumaqas

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Nafley bad ku nool ah oo leh jir qolof adag ku dahaarantahay, toban lugood oo labada hore u egyihiin maqas oo la cuno; koombe. 2. Nooc ka mid ah sigaarradii 40kii iyo 50kii Soomaaliya laga cabbi jirey oo dusha maqas kaga sawirnaa.

Erayo la-mid ah

abuuddoocanTimir yaryar, guduudan, aad u macaan oo ka baxda degmada Doo…abuudiiqA. ah: badeeco diiq, astaan ahaan dusha kaga sawiran.abuullanAwoowayaal hore oo cidi ka soo farcantay.abuur1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld ab…abuurDabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.abuur1. Wax aan hore u jirin uumis. 2. Wax beerid.abuuranWax la abuuray ahaansho.abuuranWax la abuuray noqosho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms