Qaamuuska Asalka
aayatiin
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Xaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribdambeed. ld aayo¹.
Erayo la-mid ah
aayad1. Akhriska ama qoridda quraanka inta u dhexeysa laba joogsi…aayakatalinKa tashiga cidi ka tashato mustaqbalkeeda wixii ay ka yeeli …aayakatashiXaqa uu waddan u leeyahay waddan kale in uu kaga xoroobo wad…aayarSi deggan oo miyir leh. ld aad yar, aadyar.aayaxumaanld aayaxumaansho, aayaxumi, aayaxumo.aayaxumaansho/dh ld aayaxumaan.aayaxunCid aan aayo ficnayn ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
