Qaamuuska Asalka
aayakatashi
(siyaa.)MagacLafdheeri
Macnaha
Xaqa uu waddan u leeyahay waddan kale in uu kaga xoroobo waddan shisheeye ee haystay, una doorto dawladda uu rabo. ld aayakatalin.
Erayo la-mid ah
aayad1. Akhriska ama qoridda quraanka inta u dhexeysa laba joogsi…aayakatalinKa tashiga cidi ka tashato mustaqbalkeeda wixii ay ka yeeli …aayarSi deggan oo miyir leh. ld aad yar, aadyar.aayatiinXaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribda…aayaxumaanld aayaxumaansho, aayaxumi, aayaxumo.aayaxumaansho/dh ld aayaxumaan.aayaxunCid aan aayo ficnayn ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
