Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aayad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Akhriska ama qoridda quraanka inta u dhexeysa laba joogsi. 2. Wax aan hore loo arki jirin oo yaab leh; mucjiso.

Erayo la-mid ah

aayakatalinKa tashiga cidi ka tashato mustaqbalkeeda wixii ay ka yeeli …aayakatashiXaqa uu waddan u leeyahay waddan kale in uu kaga xoroobo wad…aayarSi deggan oo miyir leh. ld aad yar, aadyar.aayatiinXaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribda…aayaxumaanld aayaxumaansho, aayaxumi, aayaxumo.aayaxumaansho/dh ld aayaxumaan.aayaxunCid aan aayo ficnayn ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms