Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Umili ilawshiinyo dhaw.
Ul jiiftaa ma jabto.
usha intay qoyan tahay ayaa la toosiyaa.
ushaada nin aad ka qaadi kartaa loo dhiibtaa.
Uur mudane iyo uur Berde, midna lama baadho.