Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn
ood is qabsatay maroodina way qarisaa.
Ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto.
Oodi siday u kala sarreeysaa loo kala guraa
Oodo dhacmeed siday u kala sareeyaan baa loo kala guraa.