Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
kibir wuxu kaa saaraa hadhka meelse kuma geeyo.
Kaadi badane waa loo gogol badiyaa.
Kab xume ma hadho ee kab laawaa hadha.
Kaftan iyo kaadi baa laysku cadaaba.
karis xun iyana ku wax la.
Kelyo nimaan lahayn bay kaadiyi dishaa.
Kibir waa lagu kufaa.