Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Geel laba jir soo wada mar.
Gaal dil gartiisana sii.
Gaashaan qaad ma anbado.
Gabadh nin dhali karaa dhiqi kara.
Gabadha dheg-dameer in leeg baa ku dansanta wiilkana in til leeg baa ku darsanta.
Gabadhi waa meel xun joog.
Gacani waa miskiin.