Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Fallaartii cirka loo ganay cid kastoy filo.
Faan badan iyo faq badaniba na wacna.
Faanoole fari kama qodna.
Fadhi iyo fuud yicibeed laysku waa.
Falaadhi gilgilasho kaagama godo.
Far bugtaa, Faro ka dheer.
Far iyo meel bugtaa is og.