Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Dad wax yar tare ma ahee, wax ma tare ma leh.
Daacadi ma hungowdo.
Daahdaahow hortiis dafo waaye (Arrin degdeg u baahan lagama daaho sida heblaayo aad ogayd ooy hebel.
Daawo tiro wax kuma tarto.
Dab aan ku gubin kulaylkiisa ma ogid.
Dab ama hadal baa lagu bakhtiiyaa ama biyo.
Dab iyo xanuun meel ma wada fadhiistaan.