Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Bil-saddex reerkaagana waa kaa kaxaysaa, reer kalena kuuma geyso.
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa.
Baahiyi qof kuu daran bay kuu geysaa.
Baareey guur, oo sixnigaagana la guur.
Baddu waa isku dhadhan.
Badhi mag ma laha.
Balaayo laba qad ma leh.