Qaamuuska Asalka

ąalad

(-do, m.dh)
MagacDhexdhexaad

1. Qalab mashiin leh oo wax lagu qabsan karo. Tus. “Kombiyuutarku waa ąa. cusub oo cilmibaarista fududaysay”. 2. Qalab lagu dagaallamo; hub. 3. Qalabka dumarku ay qaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.