Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ąaladee

(-deeyay, -deysay)
Falg2

Macnaha

1. Wax qalabeyn. 2. Wax qurxin. 3. Ciidan hubayn. 4. Cunto si ay caraf iyo dhadhan u yeelato geedo ku darid.

Erayo la-mid ah

ąalad1. Qalab mashiin leh oo wax lagu qabsan karo. Tus. “Kombiyuu…ąalad-kabniin(daaw.) Aalad adag oo lagu kabo addimada ama meel kale oo ji…ąaladeyneeg ąaladee.ąaladeysan1. Wax la qalabeeyay ahaansho. 2. Wax la qurxiyay ahaansho. …ąaladeysnaaneeg ąaladeysan. ld ąaladeysnaansho.ąaladeysnaansho/dh ld ąaladeysnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms