Qaamuuska Asalka
ąalad
(-do, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Qalab mashiin leh oo wax lagu qabsan karo. Tus. “Kombiyuutarku waa ąa. cusub oo cilmibaarista fududaysay”. 2. Qalab lagu dagaallamo; hub. 3. Qalabka dumarku ay qaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.
Erayo la-mid ah
ąalad-kabniin(daaw.) Aalad adag oo lagu kabo addimada ama meel kale oo ji…ąaladee1. Wax qalabeyn. 2. Wax qurxin. 3. Ciidan hubayn. 4. Cunto s…ąaladeyneeg ąaladee.ąaladeysan1. Wax la qalabeeyay ahaansho. 2. Wax la qurxiyay ahaansho. …ąaladeysnaaneeg ąaladeysan. ld ąaladeysnaansho.ąaladeysnaansho/dh ld ąaladeysnaan.

