Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

yicis

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Carruur yaryar oo tabar daran nafaqo darro awgeed. 2. Carruur yaryar oo hooyadood dhimatay.

Erayo la-mid ah

yicibGudda miro ka baxa oo qolof iyo labo qalbac oo beer ah leh o…yicibciyeNooc ka mid ah dhirta faalasha oo geelu aad u daaqo.yiciisDad tabartoodu liidato saboolna ah.yicisnimoWax yicis ah ahaansho (carruur).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms