Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

yicib

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Gudda miro ka baxa oo qolof iyo labo qalbac oo beer ah leh oo la cuno, aadna u nuxrur badan. ld jicib.

Erayo la-mid ah

yicibciyeNooc ka mid ah dhirta faalasha oo geelu aad u daaqo.yiciisDad tabartoodu liidato saboolna ah.yicis1. Carruur yaryar oo tabar daran nafaqo darro awgeed. 2. Car…yicisnimoWax yicis ah ahaansho (carruur).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms