Qaamuuska Asalka
xuluushan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax, wax kale la dhexgeliyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
xulufDigirta baalkeeda kore.xuluul1. Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro. 2.…xuluulashold huluulad, huluulasho, xaluulad, xaluulasho, xuluulxuluuliWax xuluul gelin.xuluulo/mg3 (xuushay, xuulatay) 1. Meel kayn ah dhexgelid adiga oo …xuluushanaanld xuluushanaansho.xuluushanaansho/dh ld xuluushanaan.

