Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xuluulo

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (xuushay, xuulatay) 1. Meel kayn ah dhexgelid adiga oo is gaabinaya. 2. Irrid gaaban ka hoos dusid. ld huluulo, xaluulo.

Erayo la-mid ah

xulufDigirta baalkeeda kore.xuluul1. Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro. 2.…xuluulashold huluulad, huluulasho, xaluulad, xaluulasho, xuluulxuluuliWax xuluul gelin.xuluushanWax, wax kale la dhexgeliyey ahaansho.xuluushanaanld xuluushanaansho.xuluushanaansho/dh ld xuluushanaan.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms