Qaamuuska Asalka
xukun-militeri
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (siyaa.) Dawlad militri oo ku qabsatay awoodda xukunka xoog militeri, doorasho la'aan. 2. (siyaa.) Sharciyo gaar ahaan lagu soo rogo dal, awood dhe- raadna siiya taliyaasha xoogga dalka, markuu dalkas gudihiisa ama dibaddiisa dagaal halis ah ka jiro.
Erayo la-mid ah
xukumanWax xukun ku dhacay ahaansho.xukumidld xakumid.xukumnaanld xukum- naansho.xukumnaansho/dh ld xukumnaan.xukun1. Talis, guddoon. 2. ld xugmi. Go'aan maxkamadeed. 3. ld xa…xukun1. Wax maamulid. 2. Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.xukun-la'aan1. (siyaa.) Dawlad la'aan. 2. (siyaa.) Dhaqdhaqaaq siyaaso-b…xukuumad(3).

