Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xukun

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Talis, guddoon. 2. ld xugmi. Go'aan maxkamadeed. 3. ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.

Erayo la-mid ah

xukumanWax xukun ku dhacay ahaansho.xukumidld xakumid.xukumnaanld xukum- naansho.xukumnaansho/dh ld xukumnaan.xukun-la'aan1. (siyaa.) Dawlad la'aan. 2. (siyaa.) Dhaqdhaqaaq siyaaso-b…xukun-militeri1. (siyaa.) Dawlad militri oo ku qabsatay awoodda xukunka xo…xukuumad(3).
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms