Qaamuuska Asalka
xuddun
(-umo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Godka yarka ah oo caloosha bartankeeda ku yaal. 2. Hab waalidku carruurtiisa wax xoolo ah, u siiyo (ilmaha dhashay xuddunta laga gooyo baa neefka la siinayo loogu xiraa; xuddunxir).