Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xuddumi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Ku x.: neef xoolo ah ilmo dhashay siin. 2. Ka x.: haweeney foolanaysa ka dhalin.

Erayo la-mid ah

xuddun1. Godka yarka ah oo caloosha bartankeeda ku yaal. 2. Hab wa…xuddunBadhtamaha dhulka ee ka hooseeya carro-jiifka dhulka, hexroo…xuddunxirXoolo la siiyo ilmo markaa dhashay.xuddunxirIlmo markaa dhashay xoolo siin.xuddurX. ah: xero weyn oo aad loo adkeeyay.xudduudSoohdin; seere; xad.xudduud1. Duxda hadalka ama macnaha oraah lagu dhawaaqay ka dam- be…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms