Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xoolayso

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid. 2. (f.mg) Xoolo yeelasho.

Erayo la-mid ah

xooladhaqashoHawsha dhaqashada iyo xannaanaynta qaar ka mid ah xoolaha ca…xooladhaqatoDad reer guuraa ah oo hawshoodu ku kooban tahayn dhaqaalaynt…xoolaggooU x.: qof cayroobay xoolo ku kaalin.xoolaggoynld xoolag- gooyo.xoolatirQof cayr ka dhigid.xoolatirsashold xoola-tirsi.xoolatirsoSi diya ama mag loo bixiyo xoolaha reer ka tirin.xoolaysanWax la xooleeyey ahaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms